Ardayda magaalada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.