Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fu’aad Abshir Axmed ayaa koreemaray Dugsiga Sare ee Boosaaso Public, isagoo xog waraystay Ardayda halkan ku galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.