Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fuad Abshir Ahmed ayaa koreemaray Xarummaha Imtixaanka Shahaadiga ee Boosaaso, Carmo, Ceeldaahir iyo Yalho, isagoo xog waraystay Ardayda deegaannada ku galayey Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.