Khubarada Waxbarashada Puntland ayaa soo bandhigay dood-cilmiyeedyo muhiim ah oo qeyb ka ah latashiyada horumarinta waxbarashada.
Mowduucyada la soo bandhigay ayaa kala ah:
1. Maalgelinta Waxbarashada.
2. Kor u qaadidda tirada Macalimiinta haweenka ah.
3. Kordhinta Dugsiyada Sare ee Farsamada Gacanta.
4. Tayada maadooyinka cilmiga ah.