Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor oo uu wehelinayo Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa haatan furay Shirweynaha 7aad ee Dib u eegista Waxbarashada Puntland