WASIIR FU’AAD OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA UNICEF EE PUNTLAND
Garoowe, Maarso 31, 2024; Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Fau’aad Abshir Axmed oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska Puntland ee Hay’adda Dhallaanka Qaramada Midoobey (UNICEF) Marwo Edith Kabui ayaa kala hadlay barnaamijyada tayeynta waxbarashada iyo adeegyda gaargaarka ah ee u badka.
Kulanka waxaa ka qeyb-galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gama’diid, Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Mudane Cabdisalaan Cali Faarax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Jubba Cali Nuur.
– DHAMMAAD –
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland
Facebook: