Wargelin; Jadwalka imtixaanka fasalka 2-aad (Form two) ee dugsiyada sare ee Degmada Garowe.

Wasaaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay ku wargalinaysaa Maamuleyaasha Dugsiyada Sare ee Magaalada Garoowe in ay raacaan Jadwalka Imtixaanka Fasalka 2-aad ee Dugsiga sare.

Mahadsanidin.

https://t.me/moeplstate