Murcanyo-Raas-casayr, Maajo 25, 2024; Gudoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Raas Casayr Mudane Cabdiraxmaan Cali Jaamac (Huruuse) oo uu Wahelinayo Guddoonka Waxbarashada Gobolka Raas-Casayr Mudane Yuusuf Siciid Yuusuf (Gurdan) ayaa Magaalada Murcanyo ka Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanad-Dugsiyeedka 2023-2024.
- May 25, 2024
- Competition
- Editor