“Sannadkan waa ka duwan yahay sannadadii hore. Ardayda kaalimaha hore galo, dowladdu waxay ka leedahay barnaamijyo waaweyn. Dhiirrigelin ayey muteysanayaan ardayda kaalimaha hore gala. Guul ayaan idiin rajaynayaa dhammaantiin”. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
- May 25, 2024
- Competition
- Editor