Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Mudane Cabdi Saciid Cismaan oo ay wehelinayaan Duqa Degmada Qardho Mudane Cabdiqaadir Saciid Qaal, Agaasimaha Waaxda Tayeynta Manaahijta iyo Komeerka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiqaadir Yuusuf Nuux, Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Karkaar Mudane Bashiir Axmed Maxamuud, guddoonka heer degmo iyo Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Karkaar ayaa ka daahfuray Dugsiga Sheekh Osmaan ee magaalada Qardho imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.
- May 25, 2024
- Competition
- Editor