Xaawo Cismaan Siciid waxay ka mid tahay Ardayda Dugsiga Sare, waxay ku sugan tahay Deegaanka Xiriiro ee ka tirsan degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari, xalay ayey dhashay maantana waxaa gurigeeda loogu geeyey imtixaanka oo ay ku adkaysatay in ay gasho.
- May 26, 2024
- Competition
- Editor