Degmada Burtinle: Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Buurtinle Cabdulle Cabdi iyo massuuliyiin kale ayaa kormeeray xaruummaha imtixaanka ee Degmada Burtinle.