Jadwalka maalinlaha ah:
Ardayda Puntland ee fasallada 8-aad iyo 12-aad, maanta waxay u wada fariisanayaan Maadadii 7-aad iyo 8-aad.
Alle mahaddii, dhammaan gobollada iyo goobaha imtixaanka hal wakhti oo mideysan buu ka bilowday.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Taciinta Sare ee Dowladda Puntland waxay guul u rajaynaysaa dhammaan ardayda.