Degmada Goldogob: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax, Agaasimaha Waxbarashada Tooskaa iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug ayaa kormeeray xaruummaha imtixaanka ee Dagmada Galdogob iyo deegaannada hoos yimaada.
- May 28, 2024
- Competition
- Editor