Badhan ee Gobolka Sanaag – Sanaag maantay waxaa ka bilaabmay tababarka manhajka Macalimiinta dugsiyada hoose dhexe, tababarka waxaa daahfuray Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Sanaag., Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Badhan. Waxaana ka soo qayb galay oo kale xildhibaanada arimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Axmed Saalax iyo Duqa Degmada Badhan, Tababarka waxaa fulinaya waaxda Tayadhoorka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland.
- June 18, 2024
- Competition
- Editor