adhan ee Gobolka Sanaag – Sanaag waxaa si habsimileh uga socda tababarka manhajka Macalimiinta dugsiyada Hoose dhexe, tababarka ayaa waxaa fulinaya waaxda Tayadhoorka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland.

Tababarka macallimiinta Manhajka oo ahmiyad gaar ah u leh horumarinta waxbarashada dalka, manhajka lagu tababarayo macallimiinta waxa uu qeyb weyn ka qaadanayaa tayada waxbarashada Puntland ee Soomaaliyeed waxuuna ka badali doomaa diyaarintii hore casharada macalimiinta Dugsiyada Hoose dhexe ee Puntland.