Wasiirka iyo Agaasimaha Tacliinta Sare ayaa la guddoonsiiyey Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor iyo Guddoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Barlamaanka Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise shahaadooyin loogu tala-galay Ardayda kaalimaha hore ka galay Kulliyadaha Jaamacadda.