Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay bogaadinaysaa dhammaan masuuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo, Laamaha Ammaanka iyo howlwadeennada Imtixaanka ee maanta ka qeyb-qaatay in si nabad ah oo xasilloono leh uu uga furmo Imtixaanka Puntland in ka badan 30 degmo.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay bogaadinaysaa dhammaan masuuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo,...