MOEHE Puntland
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • News
  • Contact
  • Scholarships
  • Home
  • 2025
  • 05
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Dongorayo ee Gobolka Nugaal ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Baargaal ee Gobolka Raas Cayr ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 25, 2025

Ardayda magaalada Buursalax ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 25, 2025

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo bogaadiyey habsami u socodka imtixaanka shahaadiga ah ee 2024- 2025 ayaa guul u rajeeyey Ardayda Fasallada 8-aad iyo 12-aad ee Imtixaanka maanta u fariistay.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo bogaadiyey habsami u socodka...

Read more
  • May 25, 2025

Jadwalka Imtixaanka Fasallada 8-aad iyo 12-aad.

Maalinta 2-aad, Axad, 25 May 2025. Guul baan u rajaynayaa dhammaan Ardayda

Read more

Posts pagination

  • Previous
  • 1
  • …
  • 4
  • 5
  • 6
  • Next
Design and Develop by Ovatheme