Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo ay wehelinayaan Agaasimaha Imtixaanaadka Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Siciid (Caynsane) iyo Gudoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal Mudane Daahir Khaliif Siciid ayaa kormeeray qaar ka mid ah iskuulaadka dugsiga Sare ee ay ka socoto diiwaan gelinta imtixaanaadka shahaadiga ah ee Puntland.
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo ay wehelinayaan...