MOEHE Puntland
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • News
  • Contact
  • Scholarships
  • Home
  • 2024
  • September 1, 2024

*Daahfurka Imtixaanka Master ah*

*Daahfurka Imtixaanka Master ah* Wasaaradda Waxbarasha iyo Tacliinta sare Dawladda Puntland ayaa daahfurtay Imtixaanka Master degree...

Read more
  • September 1, 2024

Shaacinta Liiska Ardayda u sharraxan Deeqaha Waxbarashada Puntland 2024-2025.

Shaacinta Liiska Ardayda u sharraxan Deeqaha Waxbarashada Puntland 2024-2025. Agaasimaha Qorsheynta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare...

Read more
  • August 29, 2024

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxa ay dhammaan ogaysiinaysaa ardayda soo xaraystay Deeqda Waxbarashada ee heerka labaad (Master) ee Dalka Itoobiya in Imtixaanka la geli doono maalinta Sabtida ah ee (31/8/2024).

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxa ay dhammaan ogaysiinaysaa ardayda soo xaraystay Deeqda...

Read more
  • August 28, 2024

WARGELIN.

Wargalin ku socota Bahda Jamacadaha Puntland:

Read more
  • August 24, 2024

Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Ceel- Daahir ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari

Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Ceel- Daahir ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari Wasaaradda Waxabarashada...

Read more
  • August 24, 2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u jooga Gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay Dugsiga H/dhexe Sare ee Bali-busle.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u...

Read more
  • August 21, 2024

Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Bargaal ee Gobolka Raas- Casayr.

Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Bargaal ee Gobolka Raas- Casayr. Wasaaradda Waxabarashada & Tacliinta Sare...

Read more
  • August 21, 2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u jooga Gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay Dugsiyada kala ah Xannaanada Carruurta Aayatiin, Xaaji Cali biixi iyo Qaran Agoonta.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u...

Read more
  • August 20, 2024

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa shir muhiim ah la qaatay Madaxda barnaamijka Waxbarashada Waa Ifteen ee Midowga Yurub EU.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud...

Read more
  • August 19, 2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u jooga Gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay xarunta Jaamacadda Puntland ee Culuumta Sayniska iyo Tiknoolajiyada ee magaalada Gaalkacayo.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fuad Abshir Ahmed oo howlo shaqo u...

Read more

Posts pagination

  • Previous
  • 1
  • …
  • 3
  • 4
  • 5
  • …
  • 19
  • Next
Design and Develop by Ovatheme