Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mudane Cabdisalaan Cali Faarax oo uu wehelinayo Agaasiamaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Mudane Cabdirasaaq Maxamed Faarax ayaa ka qeyb-galay Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 12-aad ee Jaamacadda Bariga Afrika, faraceeda magaalada Garoowe.
Wasiirka iyo Agaasimaha Tacliinta Sare ayaa la guddoonsiiyey Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor iyo...